Film Clapboard

Volete essere in un film?
Ma dooneeysaa in aad ka qeeyb gasho filim?
Want to be in a movie?

 

Italiano

Cerchiamo somali di tutte le età, uomini e donne, che vogliano partecipare al film SAMIA.

  • Dai sogni dell'infanzia alla vera partecipazione ai Giochi Olimpici, una giovane ragazza somala cerca di realizzare il suo sogno.

  • Il film sarà girato in somalo

  • La produzione si occuperà di tutte le eventuali pratiche burocratiche necessarie.

  • Per poter partecipare al processo di selezione dovete cliccare sul link sottostante dopodiché dovrete inserire i vostri dati.

Soomaali

Waxaan raadineeynaa soomaali rag iyo dumar, da’ kasta leh, oo raba in ay qeeyb qaataan filimka Saamiya.

• Riyaddii ilmanimo oo ahayd ka qeyb galka ciyaaraha oloombiga,waxaa rumeeysay gabar dhalinyaro Soomaali
ah riyadaas.
• Filimka waxaa lagu duubi doonaa AF Soomaali.
• Soo saaraha filimka ayaa masuul ka ah wax alaale wiixii ku saabtan shuruucaha iyo dukumiintiga.
• Si aad uga qeeyb gasho xulashada waa in aad riixdid linkaha hoos ku qoran, ka dibna geli macluumaadkaaga

English

We are looking for Somalis of all ages, men and women, who'd like to play in the movie SAMIA

  • From childhood dreams to real participation in the Olympic Games, a young Somali girl tries to realise her dream.

  • The film will be shot in Somali

  • The production will take care of all the necessary bureaucratic procedures.

  • In order to participate in the selection process, you must click on the link below and then enter your details.

 SAMIA 

From childhood desires to real participation in the Olympic Games, a young African
woman tries to realize her dream.

Production

TITLE: SAMIA
PRODUCERS: INDYCA (IT), NEUE BIOSKOP (DE), LES FILMS D’ICI (FR)
FORMAT: FEATURE FILM (90’)
DIRECTOR: YASEMIN SAMDERELI
WRITERS: YASEMIN SAMDERELI, NESRIN SAMDERELI, GIUSEPPE
CATOZZELLA
CASTING DIRECTOR: CASSANDRA HAN
CASTING ASSOCIATE: LORENZO VITI
SHOOTING PERIOD: WINTER 2022/2023
SHOOTING LOCATIONS: KENYA, ITALY
SHOOTING LANGUAGE: SOMALI, ENGLISH

CHILD/TEEN ROLES

YOUNG SAMIA (female, 8 years old): A young Somali girl growing up in a tight-knit

family in Mogadishu. A bit of a tomboy -- not because she looks like one, more

because she behaves like one. Loves swearing. Fun-loving, full-of-life and exuberant,

she is extremely passionate about running. Actress must be a native speaker of Somali.


TEEN SAMIA (female, 16/17 years old): Our heroine at the age when the real Samia

Yusuf Omar competed in the 2008 Beijing Olympics (see photos below), up until she

drowned trying to cross from Libya to Italy as a refugee. She has a strong and

determined character. Extremely physically fit. Has a “hearty, honest laugh.” Actress

must be a native speaker of Somali.

YOUNG ALI (male, 8 years old): Samia’s best friend and confident – and like her, a

smart kid with big dreams. Cheeky and a bit of a rascal, with a good sense of humor.

He’s extremely competitive with Samia, and dislikes losing to a girl, but ultimately

becomes her most enthusiastic supporter. Has a strong, fighting spirit – and will protect

Samia without hesitation. Actor must be a native speaker of Somali.


TEEN ALI (male, 15 to 17 years old): Ali in his teen years. Actor must be a native

speaker of Somali.


HODAN (female, 14 to 18 years old): Samia’s older sister. Actress must have a wide

playing age, from mid-teens into young adulthood. Singing skills are a plus. Actress

must be a native speaker of Somali.

ADULT ROLES

AYAAN (female, late 30s or early 40s): Samia’s mother. A dignified and proud

woman. She tries to support her daughters – all of her children – as much as she can

but knows that this is a man’s world. Women have to be tough to make it. She is not an

optimist but a true fighter, with the clear knowledge that you must be one if you are a

mother in Somalia.


YUSUF (male, 40s): Samia’s father. Yusuf has a very strong personality: cheeky, funny

and vibrant. A charming husband and devoted father, he believes in his daughter

1000% and is willing to go to great lengths to help her achieve her dreams. After he

loses his leg, Yusuf struggles with depression and addiction. But he never gives up on

his dream: To see his kids live theirs.


SAADO (female, 40s/50s): A representative from the Olympic Committee.

Free-spirited, progressive and fun, Saado has a larger-than-life personality and can-do

attitude. She will facilitate Samia’s pathway to the 2008 Beijing Olympics.

 

 FILIMKA SAAMIYA 

 Hamigii Ilmanimada iyo riyadii ka qeeyb galka ciyaarta Olombiga, ayaa la bilaabaa in la rumeeyo. 

.

MAGACA: SAAMIYA 
SOO SAARE: INDYCA (ITA) NEUE BIOSKOP (GER), LES FILM D’ICI (FRA) 
WAQTIGA FILIMKA: (90) DAQIIQO 
ABWAANADDA: YASEMIN SAMDERELI 
QORAAGAYAASH: YASEMIN SAMDERELI, NESRIN SAMDERELI, GIUSEPPE CATOZZELLA 
XULAHA GUUD: CASSANDRA HAN 
ISKU-DUBERIDAHA GAARKA AH: LORENZO VITI 
WAQTIGA LA DUUBAAYO: XILIGA QABOOBAHA 2022/2023 
MEESHA LAGU DUUBAAYO: KENYA, ITALIA 
LUUQADA LAGU DUUBAAYO: SOOMAALI, INGIRIIS

QEYBTA CARUURTA / IYO DHALINYARADA

CARUURNIMADA SAAMIYA (Gabar, 8 sano jirta): gabar yar oo Soomali ah, kuna dhex kortay cid isku duuban oo ku nool Muqdisho. Wiilo ah, ma ahan in ay u egtahay oo keliya laakiin dhaqankeeda aa wiil oo kale ah. Waa qof firficoon, aad u jecel kaftanka, aan ka xanaaqin caaytinta, faraxleey ah, aadna u jecel orodka. Aktarada waa qasab in ay tahay Soomaali. 


SAAMIYA OO DHALIYARO AH (gabar, 16/17 sano jirta): waa da’da saxda ah ee Saamiya Yusuf Cumar ay uga qeyb gashay tartankii Oloombiga bakiin ka dhacay 2008 (fiiri masawirka hoos ku lifaaqan), ilaa markii ay ku hafatay badda iyadoo ka soo gudbeeysa Liibiya, soo dhex martay Mediteraaniyaha, una soo socotay talyaaniga si ay isaga dhiibto. Waxay ahayd qof adadag oo go’aan leh. Jir dhisan leh. Qosol wanaagsan oo daacad ah leh. Aktarada waa qasab in ay tahay Soomaali. 


CALI: WIIL AH (Wiil 8 sano jira: Saaxiibka ugu dhow ee Saamiya, ay aminsaneed – isku dabci ay ahaayeen, wiil aad u aqli badano oo rajo badan leh. Aad u kaftan badan, jecelna dhaleeceenta iyo ceebeeynta. La tartami jiray Saamiya, necbaayna in ay ka raayso gabar, laakiin aaqirkii wuu ku caawin jiray orodka. wuxuu ahaa wiil aad u adadag tartankana jecel – wuxuu badbaadiyey Saamiya isagoon jixin jixin. Aktarku waa qasab in uu yahay Soomaali. 


CALI: OO DHALINYARO AH (Wiil, 15/17 sano jira): Cali oo dhalin yaro ah. Aktarku waa qasab in uu yahay Soomaali. 


HODON (gabar, 15/18 sano jirta): Waa Saamiya walaasheed ka weyn. Aktarada waa in da’deeda siyaabo kala duwan loo isticmaali karo, marka ay dhalin yaro tahay iyo marka ay weynaatayba. Haddii ay hesaa tahayna waa sidii la rabay. Aktarada waa qasan in ay tahay Soomaali. 

QEYBTA DADKA WAAWEEYN

AYAAN (Haweeneey, 30 ilaa 40 sano jirta): Waa Saamiya hooyadeed, haweeneey isla weyn oo sharaf leh. Garab istaagtay gabadheeda – iyo ilmaheedoo dhan – go’aamada ay qaateen, iyadoo og’ dunidaan in ay awood leeyihiin nimanka keliya. Haweenkana in ay adkeysi yeeshaan, dadaalaan haddii ay rabaan in ay horay u socdaan. Rajo badan arintaas kama qabin laakiin waa aminsaneeyd, maadaama ay tahay hooyo Soomaaliyeed. 


YUSUF (Nin, 40 jir ah): Waa Saamiya aabaheed. Yusuf waa nin adkeeysi badan: aan xishood laheeyn, firfircoon oo qosoloow ah. Aabe iyo oday wanaagsan ah, aad u aaminsan gabadhiisa 1000% diyaarna u ah siduu ku caawin lahaa in uu rumeeyo riyadeeda. Ka dib markii uu lugta beelay Yusuf, dadaal wuxuu u galay siduu moraalkiisu u dhiman. Mana iloobin hadafkiisa iyo kan caruurtiisa. 


SAADO (Haweeneey, 40/50 jirta): Maamulaha gudiga Olombiga. Aminsan xornimo iyo isbedel faraxleeyna ah. Saado qof aan caadi aheeyn, qalbi fiican. Waxay u sahashay Saamiya in ay ka qeyb gasho oloombigii Bakiin.